Wasiir ku xigeenka W/faafinta XFS oo xarigga ka jaray Warggeyska Dalka dib u howlgelin lagu sameeyey


  Waxaa maanta munaasabad kooban oo xarigga looga jarayay Warggeyska Dalka oo dib u howlgelin lagu sameeyey ayaa ka dhacday xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska,waxaaan ka qeybgalay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ahna sii hayaha xilka Wasiirka Mudane C/raxmaan Iidaan Yoonis,Agaasimaha Guud ee Wasaardda iyo agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda qaarkood. Agaasimaha guud ee Wasaaradad Warfaafinta Mudane…

Madaxwenaha JFS oo xilalkii u magacaabay Gudomiyaha Gobolka Banadir iyo ku xigeeno cusub


  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhaw wareegto uu soo saaray u magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo horay u ahaa Wasiirka Warfaafinta, iyadoo dhamaan xilalka laga qaaday xubnihii hayay xilka Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka. Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya,…

Guddoonka Golaha Shacabka go’aan ka garista maqaamka Caasimadda oo go’aan Ka soo saaray


  Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya warqad xafiiskooda ka soo baxday ayaa go’aan uu soo saaray maanta  kaga hadlay cida iska leh go’aan ka gaarista maqaamka caasimadda Dalka. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku baaqay in la dhowro dastuurka iyo Dowladnimada,ka go’aan gaarista maqaamka Caasimaduna ay tahay awood gaar u ah Baarlamaanka Hoose ka aqriso…

Howlgalo lagu Dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad Shabaab ka tirsan


  Wasiirka Amnigga Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo Shir Jiraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa Xaqiijiyay in 38 ka Tirsan Maleeshiyadda Al-Shabaab lagu dilay hawlgallo 24-saac ugu dambeyay ka dhacay deeganada Beerxaani, Kaamjaroon, Araare iyo Jamaamme. Wasiirka oo la hadlay Jubbaland Tv ayaa sheegay in hawlgaladdu sii socon doonan,ilaa maleeshiyada Alshabaab laga…